News
Global

Warning on Misleading Information Concerning Photo Exhibit in Italy

Somalia - The International Organization for Migration (IOM) advises the Somaliland public to ignore online reports about IOM’s involvement in a recent photo exhibition in Torino, Italy that displayed photos depicting alleged camps in Somaliland dedicated to irregular migration.

Mr. Gerard Waite, IOM Chief of Mission, said: “Please be informed Mrs. Suad-Omar Sheikh Esahaq, the lady who co-curated the photo exhibition, acted in her own capacity as a freelance photographer in putting together the exhibition. In doing so, she acted entirely without the consent of IOM, and any views that she expressed through that exhibition or related publicity materials are not in any way reflective of IOM’s stand on any issue.  IOM’s role is to support the government authority and people of Somaliland to address a wide range of important migration related issues, and IOM has not, and does not, engage itself in any activity designed to damage the reputation of the Somaliland people or the Somaliland government authority.”

Mr. Ali Saeed Reigal, Somaliland’s Minister of Resettlement, Rehabilitation and Reintegration (MRRR), emphasized: “Since 2006, IOM has worked closely with the Somaliland government authority to decrease the pressure created by migration flows through raising awareness among potential migrants; to improve livelihood opportunities in areas of origin and transit; to enhance the Somaliland government authority’s border management capacities; to strengthen institutional capacity building through diaspora skills transfer; and to provide direct emergency assistance for vulnerable migrants. IOM has shown through their actions that they wish the Somaliland people well, and we are confident that we will continue to have a great relationship with IOM.”

For further information, please contact:

IOM SOMALIA SPOKESPERSON ON FALSE CLAIMS ABOUT THE PHOTO EXHIBITION IN SOMALILAND: Mr. Liban Mohamoud Essa, National Program Officer, IOM Hargeisa Office, Tel: +2522 57 1211 (Ext 114), Cell: +252 63 4457 455, Email: lmessa@iom.int, Skype: liban.mohamoud.essa

MINISTRY OF RESETTLEMENT, REHABILITATION AND REINTEGRATION (MRRR) SPOKESPERSON ON FALSE CLAIMS ABOUT THE PHOTO EXHIBITION IN ITALY: Mr. Adam Abdullaahi, Vice Minister at the Ministry of Resettlement, Rehabilitation and Reintegration (MRRR), Email:  adandeq2@gmail.com

-----------------------------

Hay’ada Socdaalka Aduunka (IOM) waxay u soo jeedinaysaa Shacabka Somaliland in aanay waxba ka jirin hadalada la isla dhex maraayo ee ku saabsan ka qayb-qaadashada IOM ee la xidhiidha carwada soo-bandhiga sawirada ee ka dhacaysa Torino, Itaaliya. Sawiradani waxaa ay tusayaan kaamam qaxooti oon run ahayn oo ka jira Somaliland kuwaas oo  loogu tala galay dadka muhaajiriinta.

Mr. Gerard Waite, Madaxa IOM ee bayskeedu yahay Nairobi, wuxuu yidhi: “fadlan waxaad  ogaataan in Marwo Suaad Omar Sheikh Isahaq, gabadha  qabanqaabisay carwada sawirada lagu soo bandhigay, iyadu ay iskeed u soo diyaarsatay iyadoo ah sawirqaade madax banana. Marka ay sidan u soo bandhigtayna, waxaa ay samaysay hawshan iyadoon ogolaansho ka haysan IOM.  Sidaa darteed sharaxaadkasta iyo xayaysiin kasta oo ay ka bixisay sawiradani ma aha kuwo matelaaya sinaba hay’ada IOM. Hay’ada IOM masuuliyadeedu waxaa weeye, in ay ka taageerto dawlada Somaliland iyo dadkeeda waxyaabaha muhiimka ah ee ay ka mid yihiin dhinaca socdaalka iyo isku socodka. Hay’ada IOM marna iskumay dayin, iskuna  dayi mayso hawlo ay ku dhaawacayso sumcada dadka reer Somaliland iyo dawlada Somalialnd”  

Mr. Ali Saeed Raygal, Wasiirka Dibudejinta, Dibuhabayta iyo Dibudhiska ee Somaliland oo ka hadlaya hay’ada IOM wuxuu yidhi “ ilaa 2006, IOM waxay si dhaw ula shaqaysay Dawalada Somaliland si ay u fududayso culuayska ay la yimaadaan dadka muhaajiriinta ah ee qulqulaya iyadoo wacyigalin u samaysa; iyadoo fursado shaqo abuura u samaysa meelaha dadku ka imanaayaan iyo halka ay sii dhexmaraayaanba; iyadoo xoojinaysa, taynaysana maarayta iyo maamulka socdaalka dhinaca xadadka; iyadoo kor u qaadaysa tayada iyo xirfadaha hay’adaha wadaniga ah iyadoo ku xoojinaysa xirfadlayda qurbajooga si ay u tabbaraan shaqaalaha hay’adahaas; iyadoo u fidinaysa caawimo toos ah muhaajiriinta tabarta daran. Hay’ada IOM waxay ficil ku tustay inay wanaag u rajaynayso dadka reer Somaliland, waananu ku kalsoonahay, la shaqayn doonaa,  lana sii yeelan xidhiidh xoogan Hay’ada IOM”.

Wixii intaa ka faahfaahsan, fadlan la xidhiidh:

AFHAYEENKA IOM EE  WARARKA BEENTA AH EE KU SAABSAN CARWADA LAGU SOO BANDHIGAAYO SAWIRADA EE  KA DHACAAYA ITAALIYA: Mr. Liban Mohamoud Essa, Sarakiisha Hay’ada IOM Hargeisa  Tel: + 252 571211 +252 63 4457 455 Email:  Imessa@iom.int, Skype; Liban.mohamoud.essa

AFHAYEENKA WASAARADA DIB-UDAJINTA EE SOMALILAND EE WARARKA BEENTA AH EE KU SAABSAN CARWADA LAGU SOO BANDHIGAAYO SAWIRADA EE KA DHACAAYA ITAALIYA: (MRRR): Mr. Adan Abdullahi, Wasiir ku xigeenka wasaarada dib-udejinta:  adandeq2@gmail.com.